Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey guddi ka kooban Shan xubnood (Magacyada)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xubna lagu biiriyay guddiga sare ee bangiga dhexe ee dalka oo ka kooban shan xubnood. Xubnaha guddiga kamdi noqnaya maamulka sare ee baniga ee la meel mariyay oo kala ah, Prof. Xuseen A. Warsame, Dr. Aweys Sheekh, Dr. Abdisamad N. Looyaan, Sakhaawadiin … Continue reading Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey guddi ka kooban Shan xubnood (Magacyada)